AMISOM oo laga Mamnuucay Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

AMISOM oo laga Mamnuucay Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa  Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka mamnuucay in ay maraan wadada dheer ee Makka almukaramah. Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM laga bilaabo saacaddaha 6:00 subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo in aysan marikarin wadadaasi. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591148fa050100fa55e8e4cf/gobolka-2.mp3

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowlada Talyaaniga oo Soomaaliya ka tageereyso awood siinta shaqaalaha (Sawiro)
Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka socda Gobolka Galgaduud

Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa  Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka mamnuucay in ay maraan wadada dheer ee Makka almukaramah.

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM laga bilaabo saacaddaha 6:00 subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo in aysan marikarin wadadaasi.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: