HomeUncategorized

AMISOM oo Duqaysay Degmooyin ka tirsan gobolka Baay

Talaado, September 22, 2015 (Daljir) —Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka 20 Jiroow ( Labaatan Jiroow) oo 60 u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi ayaa sheegaya in ciidamada cirka ee AMISOM ay duqaymo ka geysteen deegaankaasi oo ALshabaab ka arrimiso.

Dhagayso Warkii Caawa ee Radio Daljir 12 – March 2016 Wariye Khadro Maxamed Sharaf Daljir Boosaaso
Hobollada Waayaha Cusub ee saldhigoodu yahay Nairobi oo maanta soo gaadhay magaalada Gaalkacyo. [Akhris …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Talaado, September 22, 2015 (Daljir) —Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka 20 Jiroow ( Labaatan Jiroow) oo 60 u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi ayaa sheegaya in ciidamada cirka ee AMISOM ay duqaymo ka geysteen deegaankaasi oo ALshabaab ka arrimiso.

Xasan Xuseen Maxamed oo ah wasiirka dhaqancelinta iyo hub kadhigista ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkaasi cirka ah uu ahaa mid qorshaysan, isla markaana lagu beegsanayey saraakiil katirsan ururka Alshabaab.

Inkastoo uusan sheegin wasiirku khasaaraha kadhasahy weerarkaasi ayuu hadan sheegay in weerarlku u dhacay qaabkii loogu talagalay, wuxuuna xusay inay ka warheleen saraakiil katirsan kooxda Alshabaab oo deegaanka ku shirayey.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: