Amb Cawed “Eritrea Xuduud malihin, dhaqana nagama dhexeeyo, dhaqan siyaasadeed nagama dhexeeyo,”

Amb Cawed “Eritrea Xuduud malihin, dhaqana nagama dhexeeyo, dhaqan siyaasadeed nagama dhexeeyo,”

Ambassador Axmed Ciise Cawed “Eritrea Xuduud malihin, dhaqana nagama dhexeeyo, xataa dhaqan siyaasadeed nagama dhexeeyo, dhaqan siyaasadeedkooduna maaha mid la mahadiyey,”

Deganaanansho la’aanta Siyaasada Arimaha dibada Soomaaliya, dhacdooyinka waaweyn ee dhacay mudadii uu ahaa wasiirka, Dawladnimada & Dawlad wanaaga ayuu kaga hadlayaa qaybtan oo ah bilwoga taxane waraysiyo ah oo aan la yeelanay Wasiirkii hore ee Arimaha dibada Soomaaliya, Ambassador Axmed Ciise Cawed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com