Alshabaab oo Fariisimo Laga Saaray iyo Saraakiil Looga Qabtay Galgala (AKHRI)

HomeWararka

Alshabaab oo Fariisimo Laga Saaray iyo Saraakiil Looga Qabtay Galgala (AKHRI)

Ciidanka difaaca ee dowladda Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyey dhaqdhaqaaqa Alshabaab kala wareegey gacan ku haynta fariisimo muhiim ah oo ay kula

Hooyo Faadumo: “Caanihii wax naga iibsada ayaan weynay markii Kaashkii la qaadan wayay.”
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Wasiirada Soomaaliya oo Ka Shiray Dar Dar Gelinta Hindise Sharciyeedyada

Ciidanka difaaca ee dowladda Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyey dhaqdhaqaaqa Alshabaab kala wareegey gacan ku haynta fariisimo muhiim ah oo ay kulahaayeen buuraleeyda Galgala ee gobolka Karkaar.

War ka soo baxay xukuumadda talada haysa ee Puntland ayaa lagu sheegay in ciidanku ay qaadeen howlgallo xoogan oo ay ku burburiyeen fariisimo ay lahayd kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab, sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen dagaalyahano katirsan Kooxdaasi.

AKHRISO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: