Al-shabaab oo Bur-burisay Buundo Caan oo ku taalay Deegaanka Janaale

Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Kooxda Al Shabab ayaa saakay burburisay Buundada caanka ah Ee Degmada Janaale kadib markii ay AMISOM kala wareegen Saldhigii ay kaga sugnayen Halkasi.

Wararka ka imaanaya Janaale ayaa sheegaya in Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay si ku talo gal ah u burburiyen Buundada Janaale si aysan weerar ugu soo qaadin AMISOM.

Xaalada imminka waa ay degan yahay Degmada Janaale waxa ayna dadka deeganka sheegayan iney cabsi badan ka qaban dagaalo kale oo Halkasi ka dhaca.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com