Al-Bashiir oo maxkamad ka soo muuqday (daawo)

Al-Bashiir oo maxkamad ka soo muuqday (daawo)

Warbixinta Al-Bashiir

Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al-Bashiir oo maxkamada la soo taagay, si wax looga waydiiyo ku luglahaanshaha Afgambigii 1989-kii ka dhacay dalkaasi.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, December 11, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 1 month ago

    MA AHA INAYNU BILAA ABAAL NOQONO SIDA DHILADII OOKALE (DHILO  ABAAL MA LEH)!!!.KKK FAHAMTU.
    ALBASHIIR ABAAL BUU SOMALI KU LEEYAHAY,DALKIISANA KUMAANKUN OO BILAA VISE KU JOOGAY BAA JIRA’SOMALIDANA WAA LAGA IXTIRAAMI JIREY SUUDAAN!!INTUU XUKUNKA HAYEY ALBASHIIR.!LKN DABADHILIF BUU MARAYKAN U NOQON WAAYOO WAA KAAS HADADAN AMERICAN EMPIRE U NOQON DELDELAAD BAA KULEH AMA DIL XABAD AH SIDII SADAM,QADAFI,.HADAADSE KABAQAAD  U NOQOTO AMERICAN EMPIRE SIDII XUSNI MUBARAK BAA XABSIGA LAGAA SII DAYN ADOO MLYANS DILEY.
    AMERICAN EMPIRE YES BOSS.
    ALBASHIIR NOOLOOW..
    LIBAAX DUQOOBAY DAWACAA KU DHEELDHEESHA.-..ALBASHIIR BAA KA DHIGAN.LKN OGOOWOO HADII XITAA LA DILO NINIMUU KU DHINTAY & ISAGOON KABA QAAD U NOQON AMERICAN EMPIRE & CANAASIIIRTEEDA AY UGU HORAYSO ISRAEL.
    ALBASHIIR WAA NIN. ISKALA WEYNAA DABADHILIFNIMO SIDA MADAXDA KHALIIJKA EE AAN U AQAANO XAASASKII MARAYKANKA EE BARIGA DHEXE(ILMA MARYO WEYN) MARAYKAN BAA SAGAAL DALQADOOD KU QABA.

  • NuurkaNederland 1 month ago

    AL BASHIIR WUXUU INAGU LEEYAHAY ABAAL BADAN.
    ILAA BURBURKII KUMANAAN SOMALI AH BUU DEEQ WAXBARASHO SIIYEY,
    WAANA LIBAAXII UGU DANBEEYEY EE UMADDA CARABTA.
    CARABTII HAWEEN MARAYKAN QABO BAA U HARAY!!!.NO MORE………..¡±±±¿¿¿¿¿.