AKHRISO-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirada.

Jowhar, Feb 20 2017-Cali Cabdulaahi Cosoble Madaxweynaha MaamulkaHir-shabelle ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah.

Xubnaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay yihiin xildhibaanada Hir-shabelle waxana ay ka kooban yihiin 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru Dowle.

AKHRISO

1-2 2-2 3-2 4-4

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com