Ahlusunna oo ka walaacsan ciidamada lagu soo tababaray Turkiga (Akhriso)

Ahlusunna oo ka walaacsan ciidamada lagu soo tababaray Turkiga (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ugaga hadlay arrimo kala duwan oo quseeya Galmudug.

War Saxaafadeedka ayuu Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ugu baaqay dowlada federalka iyo Beesha Caalamka in si wadajir ah loo dhiso Gole loo dhan yahay oo u xil-saaran Federaalnimada, Dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Gobolada.

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ka digey in waqti dheer kadib loo gacan geliyo deegaanada Ahlu Sunna maamulaysay gacanta ururka Al-Shabaab.
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com