Ahlu-sunna oo sheegtay inuu burburay heshiiskii ay la galeen DFS. (Daawo)

Ahlu-sunna oo sheegtay inuu burburay heshiiskii ay la galeen DFS. (Daawo)

Warsaxaafadeed maantay ka soo baxay Madaxa xukumada Galmudug Sheekh maxamed shaakir ayaa lagu sheegay inuu burburay hashiskii ay wada galeen Galmudug,Ahlu-sunna iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sabab teeda leedahay inuu guud ahaan burburo heshiiskaas.

Hoos ka daawo Warbiixin uu Wariye Xasan heykal ka diyaariyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com