Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda

Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda oo soo bilowday 1-dii bishii February,2023 ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo muddadaa la tirakoobay dhammaan Shaqaalaha Rayidka ee hay’adaha Dawladda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo soo xiray tirakoobka, wuxuu ku sheegay ujeeddada laga leeyahay in la xaqiijiyo isla-xisaabtan , daahfurnaan iyo hufnaanta Shaqada, isagoo intaa ku daray dhawaan in la soo bandhigi doono warbixin la xiriirta tirakoobka lagu sameeyay Shaqaalaha Dawladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com