Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo oo Ka hadlay Shaqada Cisbitaalka uu Hayo (dhegayso)

Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo oo Ka hadlay Shaqada Cisbitaalka uu Hayo (dhegayso)

Agaasimaha Cisbitaalka guud ee Magaaladda Gaalkcyo Maxamed xuseen Aadan oo waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay adeegyada uu bulshadda somaliyeed u qabto cisbitaalka ,wuxuna ugu baaqay shacabka inay ka fa’ idaystaan dhakhatirta ku sugan cisbitaalka.

dhinaca kale Agaasimaha ayaa ka hadlay jaamacadda sibitaalka oo Arday farabadan wax ku bartaan oo ay ka bartaan Cafimaadka iyo adeegyada kale oo dhinaca cafimaadka ah.

Shaafici ayaa dhakhtarka ku waraystay xafiiskiisa Gaalkcyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com