Afhayeenka Xisbiga Shaqaalaha Cali Tay oo beeniyeey warqad ay soo sareen qaar kamid ah ururada

Afhayeenka Xisbiga Shaqaalaha Cali Tay oo beeniyeey warqad ay soo sareen qaar kamid ah ururada

#Garowe | Afhayeenka Xisbiga Shaqaalaha Cali Tay ayaa beeniyey inay goobjoog ka ahaayeen waxna ka soo saareen warqadii ay maanta soo saareen qaar kamida Xisbiyada Puntland taas oo lagu sheegay in xisbiyada diyaasadeed ee Puntland ay diyaar u yihiin doorasho qof iyo cod ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com