Afhayeenka Maamulka SSC-khaatumo oo la magacaabay

Afhayeenka Maamulka SSC-khaatumo oo la magacaabay

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa Mud. Cabdiqaadir Maxamed Hagar (Aayatullaah) u magacaabay inuu noqdo Afhayeenka Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha ayaa Afhayeenka oo ah khabiir iyo xeeldheere Siyaasadeed, Illaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com