Afhayeenka Gobalka Banadir oo sheegay in Meydadka shacabka Qaar la Aqoonsan wayeey (dhegasyo)

HomeWararka

Afhayeenka Gobalka Banadir oo sheegay in Meydadka shacabka Qaar la Aqoonsan wayeey (dhegasyo)

Afhayeenka Maamulka gobalka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalaane oo waraysi gaar ah sinayeey maanta Radio daljir ayaa ka hadlay wararkii ugu dambeyeey e

Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Afhayeenka Maamulka gobalka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalaane oo waraysi gaar ah sinayeey maanta Radio daljir ayaa ka hadlay wararkii ugu dambeyeey ee qarixii shalay kadhacay muqdisho ee ismidaaminta ahaa ee dadka badan ku dhinteen.

Afhayeenka masheegin tirada dhabta ah ee dadkii ku dhintay qarixi isgooyska Zoobe ,isago sheegay in ay jiraan dad dhaawac ah oo yaala cisbitaaladda Muqdisho ,kuwaas oo la aqoonsan wayeey .

dhegayso waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: