Afhayeenka Aqalka Wakiilada Maraykanka oo amartay in la diyaariyo xil ka xayuubinta Trump

Afhayeenka Aqalka Wakiilada Maraykanka oo amartay in la diyaariyo xil ka xayuubinta Trump

Afhayeenka Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday “inuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa.”

Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, uu meel ku xooray hab-dhaqankii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, kuna xadgudbay waajibkii uu ku dheertay ee ilaalinta dastuurka Mareykanka.

Waxay ku eedeysay inuu Ukraine weydiistay inay baaritaan ku sameyso mid ka mid ah musharaxiinta dimoqraadiga ee doonaya inay kula loolamaan doorashada 2020, kaasi oo ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden, si taasi ay isaga uga caawiso inuu ka adkaado.

“Xaqiiqoyinka lama diidi karo,” ayey tiri Pelosi. “Madaxweynaha wuxuu ku xadgudbay awooddiisa, si danihiisa siyaasadeed ee shakhsiga ah uu uga hormariyo amnigii qaranka.”

Pelosi ayaa ku amartay Jerrold Nadler, oo ah guddoomiyaha Guddiga Cadaaladda ee Aqalka Wakiilada, halkaasi oo arbacadii ay ka billaabatay dhageysiga xil ka-xayuubinta, iyo guddoonka dimoqraadiga inay diyaariyaan qodobada xil ka-xayuubinta.

Inkasta oo Pelosi aysan waqti qaban, haddana Aqalka Wakiilada ee ay maamulaan Dimoqraadiga ayaa u codeyn kara maamuus ka xayuubinta Trump ka hor ciidda kirismaska ee dhammaadka bishan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    ANAGA HADAANU NAHAY SOMALI AMA MUSLIMBA WAXAA NOO FIICAN DONALD TRUMP.
    WAAYO? SIYAASADII MIISKA HOOSTIISA LAGU DHAMAYN JIREY BUU MIISKA KORKIISA NOO SOO SAARAY.ISLAAM NACAYBKII QARSOONAA EE HATE ISLAM-ka AHAA BUU NOOLA SOO BADHEEDHAY! OO SI CAD NOOGU SHEEGAY INUU NA NECEB YAHAY,SABABTA UU NAGU NECEB YAHAYNA TAHAY:(MAXAAD ISLAAM U TIHIIN!!!!!!!).
    YES BOSS.MR:TRUMP.WAA NIN AAN QARSAN NACAYBKIISA…KAASOO KALE BAANU U BAAHANAHAY,LKN MID NOO QOSLAYA LUGAHANA NA GOYNAYA INOOMA FIICNA!!
    (SOMALIDU WAXAY DHAHDAA:DHURWAAGA KA QAYLIYA & KAN AAMUSA KEE FIICAN,KA QAYLIYA BAA FIICAN,SAA XOOLAHAAD KA XARAYSATAAYE!!!!)FAHAMTU.
    …JECLIYAA NINKA II SHEEGA INUU I NECEB YAHAY!!!KKKKKK.OK.
    KII MADOOBAA EE BRAK OBAMA WAA NINKII LAGA SOO XIGTAY XAFIISKIISA:MAYA SOMALIYA MA WEERARAYNO LKN WAXAANU RABNAA SOMALIYA INAANU KU MAAMULO UNBOS=UNSOM!!!.
    ALMACNAWIYAN SOMALI IN DHIIGOODU SIDAA U DAATO LAYSKANA DABA & HOR WEREEJIYO SANADO & SANADO BADAN!!!,WAANA SIDUU U SHEEGAY MARKAAD EEGTO WAXA SOCDA.
    GO FUCK YOUR SELF…
    GEELAA LOOGU HEESAA SOMALIYEY!!.
    WALEE TOOYOOY
     TASHAN WAYDAYE
     WAA LAGUU TALIN..
    IN GAME NALAKU CIYAARO INAGAA U SABAB AH!!
    LAX WALIBA SHILALKAY ISDHIGTAA LAGU GAWRACAA!!SOMALIYA BAA KADHIGAN…

    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:
    ********************….
    TRUMP SAY:OBAMA He is the FOUNDED of ISIS,…..CO-FOUNDER HELERY CLINTON..true story.Recoding.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI ex-Name (AKA ELLIOTTE SIMON)100% HE WAS MOSSAD AGENT…..& ISRAELIAN CITIZEN. HE ISN’T MOSLIMS.
    ALQACIDA MADE IN U.S.A.100% ALQACIDA=CIA GROUPS,PROOF.
    OSAMA BEN LADEN & 19 HIJAKERS STILL ALIVE & WELL.that’s true.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO,Paris.Proof.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACKS.
    ISRAEL DID 9/11…… & IN SIDE JOB.(4000 JEWISH is ABSENT 9/11 ………IN THAT DAY!!!)!!.(9/11 ANTI MUSLIMS AGENDA!!!).
    ALSHABAB+SIS-MI6+UNSOM+AMISOM+NISA=ONE.(HAL KOOX OO SI HOOSE U WADA SHAQAYSTA)ISKA JIR.
    I SAID:MUSLIMS isn’t TERRORIST,BUT,(WE ARE MUSLIMS WE are TARGET=WAXAANU NAHAY MUSLIM,WAXAANU NAHAY BARTILMAAMEED)FIIRI DUNIDA DALALKA LA OLOLIYEY DHAMAAN WAA DALAL MUSLIM,NO:1=WAA SOMALIYA. SOMALIYANA WAXAA OLOLIYEY WAA MARAYKAN,WAXAANA II MARKHAATIYA TWEETERKII DONALD TRUMP EE NOVEMBAR 2019 EE UU KU EEDEEYEY HAWEENAYDII M….. INAY AHAYD KUWII SOMALIYA BURBURIYEY!!!.ture story!!.
    NOW YOU KNOWS,HADII KALE WIGLADA TUMO.I DON’T CARE.
    NOOSOO NOQO DONALD TRUMP..

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com