ABSHIR SAALAX | ODAY DHAQMEEDKA GEESALEY

Mudane madaxweyne Siciid c/laahi Dani sonoqoshadaadu waa noo abshir waxaanse dhex fadhiyaa waa Geedkii aad shalay hoos fadhidee balanta nooga qaday ilgaara kusoo fiiri halkaan, Beeraha Timirta ee geesalay waxay ku fadhiyaan 14km isku weere waane 15000Geed, Cidkastoo soomaaliya oo maalgashanaya waaso dhaweyneynaa, anagoo beerahas haysanaa waa nasiib daro in aan barinaa timir carbeed” Odayaasha deeganka Geesalay / Suxufi Najiib Xasan Fanax

Diwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0