Aaska Abwaan Jaamac Kadiye & dhaliisha saraakiisha SSC: Waxaa maanta eedaysan oo noo ceebaysan saraakiisha beesha Harti ee qayilaysa

Aaska Abwaan Jaamac Kadiye & dhaliisha saraakiisha SSC: Waxaa maanta eedaysan oo noo ceebaysan saraakiisha beesha Harti ee qayilaysa

Aas Qaran ayaa magaalada Gambara ee gobolka Sool loogu sameeyey AUN Abwaan Jaamac Kediye oo maamulka Somaliland shalay ku dileen duqayn magaalada Laascaano | Isimada iyo shacabka SSC-Khaatumo ayaa dhaliilo kulul u soojeediyey saraakiisha beesha Harti ee hoggaamisa ciidamada difaaca SSC-Khaatumo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com