AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

Aadan Faarax oo ahaa Kuxigeenka Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa loo magacaabay afhayeenka Golaha Federeeshinka Dawladda Federaalka Itoobiya.

Gudigga fulinta Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ansixiyey magacaabista, una dhaariyey Aadan Faarax Afhayeenka Golaha Federeeshinka Itoobiya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com