Waraysi: Nibiri ku soo caariyay deegaanka Qaw ee gobolka Bari (daawo)

HomeWararka

Waraysi: Nibiri ku soo caariyay deegaanka Qaw ee gobolka Bari (daawo)

Deegaanka Qaw oo qiyaastii magaalada Bosaaso ujira 22kmtr ayaa waxaa ku caariyay Nibiri aad wayn oo uu ka muuqday dhaawac. Hadaba waxaan dhacdadan

Waxgaradka Gobalka Nugaal oo Baaq Nabadeed u diray Beelo ku dagaalamay Cagaare (dhegayso)
TULI GUULEED | FAAFAN DDS | Beeraha Qamadiga ee Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan, DDS
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Deegaanka Qaw oo qiyaastii magaalada Bosaaso ujira 22kmtr ayaa waxaa ku caariyay Nibiri aad wayn oo uu ka muuqday dhaawac.

Hadaba waxaan dhacdadan ka waraysanay guddoomiyaha deegaanka Qaw ee gobolka bari Rashiid Xabiib Jaaamc.

wariye Xasan Heykal ayaa waraystay.

Daawo.

Nibiri ku soo caariyay deegaanka Qaw ee gobolka Bari.

Deegaanka Qaw oo qiyaastii magaalada Bosaaso ujira 22kmtr ayaa waxaa ku caariyay Nibiri aad wayn .Hadaba waxaan dhacdadan ka waraysanay guddoomiyaha deegaanka Qaw ee gobolka bari Rashiid Xabiib Jaaamc.wariye Xasan Heykal ayaa waraystay.

Posted by Radio Daljir on Friday, November 29, 2019

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: