Shacabka gobolka Garda Fuu oo Go’doon kujira (dhegayso)

Shacabka gobolka Garda Fuu oo Go’doon kujira (dhegayso)

Roobabkii ka da’ay goboka Garda Fuu ayaa sababay in ay go’do waddaii Lafa-goray ee iskuxiraysay Bosaaso iyo gobolka.

dadka deegaan ayaa go’doon kujiray labadii habeen ee lasoo dhaafay.

Dowladdu waxa ay arintan usaartay gudi soo kormeera xaalada ay dadka ku sugan yihiin si wax looga qabto.

Xidhibaan Cabdalla Yuusuf Muuse oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntland kana tirsan guddigii loo xilsaaray xaalada gobolka Gardafuu ayaa Radio Daljir uga waramay caawa waxa ay ku soo arkeen waddada Lafagoray oo go’day.

waxa uu sheegay indadka deegaanka ay go’doon ku jiraan.

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com