Jadwalka Doorashada Galmudug oo la soo saaray  ( Akhriso)

HomeWararka

Jadwalka Doorashada Galmudug oo la soo saaray ( Akhriso)

Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaas, iyadoo wixii hada ka bilowda si toos ah loo guda galay ha

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
MAANHADAL: Isbarbar yaaca Guddiyadda Abaaraha, Hay’adda Masoobooyinka iyo Ergeyga Abaaraha
DFS oo Puntland iyo Jubbaland ugu yeertay shirka Muqdisho

Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaas, iyadoo wixii hada ka bilowda si toos ah loo guda galay hannaanka dhismaha dowlad goboleedka Galmudug.

Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, isla markaana 10 bisha December uu si rasmi ah Baarlamaankaas u howl bilaabi doono.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: