Jadwalka Doorashada Galmudug oo la soo saaray ( Akhriso)

Jadwalka Doorashada Galmudug oo la soo saaray  ( Akhriso)

Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaas, iyadoo wixii hada ka bilowda si toos ah loo guda galay hannaanka dhismaha dowlad goboleedka Galmudug.

Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, isla markaana 10 bisha December uu si rasmi ah Baarlamaankaas u howl bilaabi doono.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com