Ciidamada Jubbaland iyo kuwaxa Xooga dalka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Jubadda Hoose

HomeWararka

Ciidamada Jubbaland iyo kuwaxa Xooga dalka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Jubadda Hoose

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay la wareegay deegaano ka tirsan Jubadda Hoose, oo ay ku sugnaayeen dag

DAGAAL CULUS AYAA KA BILAWDAY SAAKA JIIDAHA HORE LAASCAANOOD.
Garoowe: Xubinta Sicirka & Suuqa
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay la wareegay deegaano ka tirsan Jubadda Hoose, oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada howlgalka fuliyay ay isugu jireen Ciidanka Danab iyo Ciidanka qeybta 43aad oo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka iyo Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Ciidamada ayaa si nabad kula wareegan deegaanada Kaamjaroon iyo Buula Xaaji, kaddib markii Al-Shabaab isaga baxeen deegaanadaas, ma jirin wax dagaal ah oo ka dhacay deegaanka.

Saraakiisha hoggaaminayay ciidamada ayaa sheegay in howlgalka sii socon doonto, isla markaana Ciidamada ay u sii ruuqaansadeen deegaano hor leh.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: