Madaxweyne walaalkiis u magacaabay Ra’iisul wasaare

HomeWararka

Madaxweyne walaalkiis u magacaabay Ra’iisul wasaare

Madaxweynaha cusub ee Srilanka Gotabaya Rajapaksa ayaa Ra'iisul wasaaraha Srilanka u magacaabay walaalkiis la dhashay ee Mahinda.. Mr.Mahinda ayaa

Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay guusha Madaxweyne deni
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
DARBIGII AQOONSIGA SOMALILAND OO KU DUMAY MAALMO KOOBAN & MURUQA SHACABKA

Madaxweynaha cusub ee Srilanka Gotabaya Rajapaksa ayaa Ra’iisul wasaaraha Srilanka u magacaabay walaalkiis la dhashay ee Mahinda..

Mr.Mahinda ayaa labo mar oo hore soo noqday madaxweynaha dalka Sri Lanka, waxaana lagu wadaa in xilka Ra’iisul wasaarenimo loo dhaariyo maalinta berri ah.

Madaxweynaha cusub ee Sri Lanka Gotabaya iyo qoyskiisa ayaa qeyb libaax leh ka qaatay dagaalkii xooganaa ee lala galay kooxdii Tamil Tigers oo inta badan ka talin jirtay Sri lanka.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: