Kulamo lagu xalinayo khilaafka dowladda iyo madaxweyne yaashii hore  oo Muqdisho kasocda (dhegayso)

HomeWararka

Kulamo lagu xalinayo khilaafka dowladda iyo madaxweyne yaashii hore oo Muqdisho kasocda (dhegayso)

Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku shir masuuliyiin dawladda Soomalia ka socday iyo xubno ka tirsan Xisbiyada mucaaradka ee dalka. Shirkaan ayaa go

R/W Khayre oo kulan la qaatay Madaxa Golloha Amaanka u qaabilsan Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya.
GAROWE: Amniga Doorshada oo laga shiray
Booliska Somaliland oo baadi goob ugu jira fanaanka Nimcaan Hilaac

Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku shir masuuliyiin dawladda Soomalia ka socday iyo xubno ka tirsan Xisbiyada mucaaradka ee dalka.

Shirkaan ayaa gogol Xaadh u ah kulan la filayo in magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan madaxweye yaashii hore ee dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif iyo madaxda dowladda Soomaaliya.

maalinta Arbacada ayaa la filayaa in ay kulan kooda koowaad ay yeeshaan.

hadaba maxaa ka soo bixi kara kulamadaasi? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: