Kulamo lagu xalinayo khilaafka dowladda iyo madaxweyne yaashii hore oo Muqdisho kasocda (dhegayso)

Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku shir masuuliyiin dawladda Soomalia ka socday iyo xubno ka tirsan Xisbiyada mucaaradka ee dalka.

Shirkaan ayaa gogol Xaadh u ah kulan la filayo in magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan madaxweye yaashii hore ee dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif iyo madaxda dowladda Soomaaliya.

maalinta Arbacada ayaa la filayaa in ay kulan kooda koowaad ay yeeshaan.

hadaba maxaa ka soo bixi kara kulamadaasi? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.
Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com