Wacaal Darey ah: Issimada Puntland oo Bosaaso  ka saaray  maleeshiyadii ku sugnaa

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Issimada Puntland oo Bosaaso ka saaray maleeshiyadii ku sugnaa

Maleeshiyadii hubaysnaa ee malmahan ku sugnaa magaalada Bosaso ayaa isagay baxaymaanta, kadib markii isfahan waagii ka taagnaa magaalada lagu dhammee

Wasiirka haweenka Puntland oo Gaalkacyo kaga qayb gashay kulan amaanka loga hadlayeey (Daawo)
WAALIDIINTA GAROWE OO LOOGU BAAQEY IN CARUURTOODA AY FIIRO GAAR AH U YEESHAAN
Banaanbax kadhan ah Maamulka Somaliland oo kadhacay Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Maleeshiyadii hubaysnaa ee malmahan ku sugnaa magaalada Bosaso ayaa isagay baxaymaanta, kadib markii isfahan waagii ka taagnaa magaalada lagu dhammeeyey wada hadal .

Ciidamadan ayaa waxaa sii galbiyay Issimada iyo mas’uuliyiin ka tirsan dawladd oo uu hogaaminayay guddoomyaha gobolka Bari Cabdisamad Abwaan si aysan isugu dhicin ciidamadii ku sugan inta u dhaxeysa Bosaso iyo degmada Carmo.

Arrintan ayaa meesha ka saaraysa cabsi laga qabay dagaal ka dhaca magaalada Bosaso oo maalmihii ugu dambeeyey ay ku soo qul-qulayeen ciidamo.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
Daljir kala soco waraysiyo arintan ku saabsan iyo waxa lagu heshiiyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: