Banaanbax kadhan ah Maamulka Somaliland oo kadhacay Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Banaanbax kadhan ah Maamulka Somaliland oo kadhacay Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Qaar kamid ah shacabka kaso jeeda gobalka sool ee kunool magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa maanta sameyaay banaanbax ay kaga so horjeedan Maamulka Somaliland iyo dhibaatada uu ku hayo shacabka gobalka sool.

Dadweynahan ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha waaweyn ee Magaaladda Bosaaso iyago ku dhawaqayaay erayo kadhan ah maamulka Somaliland


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com