Sacuudiga oo heshiis la galaya Xuutiyiinta

HomeWararka

Sacuudiga oo heshiis la galaya Xuutiyiinta

Dowladda Sacuudiga ayaa lagu wadaa in ay heshiis rasmi ah la gaarto kooxda Xuutiyiin ee Yemen, si loo soo afjaro dagaalada ka socda Yemen. Heshiisk

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)
BEENTA & AQOONDARADA EDNA ADAN
RW khayre oo Magacaabis sameyeey (Akhriso)

Dowladda Sacuudiga ayaa lagu wadaa in ay heshiis rasmi ah la gaarto kooxda Xuutiyiin ee Yemen, si loo soo afjaro dagaalada ka socda Yemen.

Heshiiska dhexmari doono Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa ka dhacaya wadanaka Cuman bisha December ee sanadkan 2019.

Sacuudiga iyo xulafo uu hogaaminayo ayaa dagaal ku qaaday Xuutiyiinta Yemen sanadkii 2016-ka, dagaalkaasi oo ay ku dhinteen dad fara badan oo maato ah.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0