Gaadhi kontorobaan wada oo suuqa Jigjiga lagu dhex xabadeeyey

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Gaadhi kontorobaan wada oo suuqa Jigjiga lagu dhex xabadeeyey

Ciidanka Booliska DDS kuwa loo yaqaan Booliska ADHMA FATANA ayaa caawa suuqa magaalada Jigjiga ku rasaaseeyey gaadhi siday kootarabaan. Rasaaseynta wa

Dayib Cali Xaashi: “Sanadkii 7-aad ayeey oromadu dagaal naggu haysaa”
Guddoomiyaha Tuli Guuleed oo booqasho ku maraya tuulooyinkii laga barakacay
Farriinta Barakacayaasha Tuli Guuleed & xaaladda nolol xumo ee ay ku suganyihiin (dhegayso)

Ciidanka Booliska DDS kuwa loo yaqaan Booliska ADHMA FATANA ayaa caawa suuqa magaalada Jigjiga ku rasaaseeyey gaadhi siday kootarabaan. Rasaaseynta waxaa ku dhaawacmay 3 qof oo shacab ah oo goobta ku sugnaa, isla markiibana waxaa loola cararey cisbitaalka.

Sida ay noo xaqiijiyeen qaybo kamid ah laamaha ammaanka, ciidanka gaariga rasaaseeyey waxa ay baalmareen ama jabiyeen sharciga ammaanka magaalada, kaas oo dhigaya in magaalada dhexdeeda aan marnaba rasaas la adeegsan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0