Gaadhi kontorobaan wada oo suuqa Jigjiga lagu dhex xabadeeyey

Gaadhi kontorobaan wada oo suuqa Jigjiga lagu dhex xabadeeyey

Ciidanka Booliska DDS kuwa loo yaqaan Booliska ADHMA FATANA ayaa caawa suuqa magaalada Jigjiga ku rasaaseeyey gaadhi siday kootarabaan. Rasaaseynta waxaa ku dhaawacmay 3 qof oo shacab ah oo goobta ku sugnaa, isla markiibana waxaa loola cararey cisbitaalka.

Sida ay noo xaqiijiyeen qaybo kamid ah laamaha ammaanka, ciidanka gaariga rasaaseeyey waxa ay baalmareen ama jabiyeen sharciga ammaanka magaalada, kaas oo dhigaya in magaalada dhexdeeda aan marnaba rasaas la adeegsan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com