Garoowe: Madax ka socotay dowldda dhexe iyo dowladd goboleedyada oo ku shiray

HomeWararka

Garoowe: Madax ka socotay dowldda dhexe iyo dowladd goboleedyada oo ku shiray

kulan ku saabsan dhageysiga talooyinka dowlad goboleedyada ee Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qarank

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal Shiikh Cali oo ka hadlay geerida Xeer ilaaliyihi maxkamada Darajada 1-aad ee gobalka Mudug
Wasiirka Dastuurka oo kulan la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shirày Isbedelkii doorasho ee dhacay dalka

kulan ku saabsan dhageysiga talooyinka dowlad goboleedyada ee Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka, Sharciga Iibka Qaranka ,Sharciga Canshuuraha Furdooyinka ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe .

shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha guddiga Dhaqaalaha iyo Maalyadda ee Aqalka sare Abdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano .

Sharciyadda Maareenta Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka ,Sharciga Iibka Qaranka , iyo Sharciga Canshuuraha Furdooyinka ayaa horey loo marsiiyay Golaha shacabka iyo golaha Wasiirada waxaana la filayaa in kadib marka lasoo dhameeyo wadatashigan lala yeelano dowlad goboleedyada In dib loogu soo celiyo golaha aqalka sare si ay u meel mariyaan kadibna ay ugu dambeyn ugu gudbiyaan madaxweynaha Soomaaliya oo isna saxiixi doono si ay ansax u noqdaan sharciyadan.

Diiwaanka warraka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: