Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 33aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 33aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso.

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 43aad January 24, 2020
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 108aad
Soo wareejinta Maamulka Hawada, waa Qaranimada oo dib loo soo celiyay (FAALLO)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: