Xubno katirsan Shabaab oo lagudilay howl-gal ka dhacay Jubada hoose

HomeWararka

Xubno katirsan Shabaab oo lagudilay howl-gal ka dhacay Jubada hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay howlgal Miino baaris ah ka sameeyeen degaannada Koban iyo Bangeen oo ka wada tirsan Gobolka Jubbada

Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wakiilo katirsan Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Amiirka Qatar (Sawiro)

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay howlgal Miino baaris ah ka sameeyeen degaannada Koban iyo Bangeen oo ka wada tirsan Gobolka Jubbada hoose.

sidaasi waxaa Warbaahinta uxaqiijiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana howl-galkaasi lagu dilay Afar xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, halka tiro intaasi ka badanna lagu dhaawacay.

Dhinaca kale, Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa howl-gallo ballaaran ka fuliyay degaanka Baar Sanguuni iyo nawaaxigiisa, halkaas oo ay ku dileen Malleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: