Sheekh Cali Mukuli oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

HomeWararka

Sheekh Cali Mukuli oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Magaalada Bsoaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Sheekh Cali Cabadiraxmaan Cali Mukulli oo ka mid ah culimada Quraanka

Taliyihii hore ee Nabad sugida Soomaaliya oo iskuday dil ka badbaaday (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo howlgalo Culus fuliyeey

Magaalada Bsoaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Sheekh Cali Cabadiraxmaan Cali Mukulli oo ka mid ah culimada Quraanka dadka xanuunsan ku daweysa.

Sheekha ayaa waxaa uu ka howl galaa xarunta Cilaajka Daaru-Taqwa ee magaalada Muqdisho.

Hadaba waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir ayuu Sheekha waxa uu kaga warmaya safarkiisa Bosaaso iyo waxa uu salka kuhayo.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: