Sheekh Cali Mukuli oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Sheekh Cali Mukuli oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Magaalada Bsoaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Sheekh Cali Cabadiraxmaan Cali Mukulli oo ka mid ah culimada Quraanka dadka xanuunsan ku daweysa.

Sheekha ayaa waxaa uu ka howl galaa xarunta Cilaajka Daaru-Taqwa ee magaalada Muqdisho.

Hadaba waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir ayuu Sheekha waxa uu kaga warmaya safarkiisa Bosaaso iyo waxa uu salka kuhayo.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com