DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay soo gaarto degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda sida Eyl iyo Xaafuun 3da bisha Novembar oo Axada ku beegan.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Arrimahaas ka hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com