Xildhibaanada Galmudug oo taageeray guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir (daawo)

HomeWararka

Xildhibaanada Galmudug oo taageeray guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir (daawo)

Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq uga qeyb galay kulan lagu taageerayay guddigii doorashada Galmudug ee uu dhawaan soo magacaabay madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir. wariyaha Daljir ee Caabudwaaq Ayaanle Cabdilaahi Jaamac.

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Nin isu eekaysiyeey Haweenay oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Caasimada dalka Turkiga.
3 ruux oo looga shakiyey weerarkii Jaamacada Garissa oo maxkamad la soo tagay

Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq uga qeyb galay kulan lagu taageerayay guddigii doorashada Galmudug ee uu dhawaan soo magacaabay madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir.

wariyaha Daljir ee Caabudwaaq Ayaanle Cabdilaahi Jaamac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: