Culumada Puntland lacag dhan $164,000 ugu deeqay shacabka Baladweyne (Daawo)

Culumada Puntland lacag dhan $164,000 ugu deeqay shacabka Baladweyne (Daawo)

Culimada Puntland ayaa maanta sheegay in Gurmadka ugu horeeya ee Fatahaada Magaalada Baladweyne ay ku bixinayaan Lacag dhan $164,000 (Boqol lixdan iyo Afar kun) oo ka hartay lacagihii loo aruuriyay Abaartii SIMA ee dhacday sanadkii 2017.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com