Garoowe: Dhalinyaro isxilqaamayaal ah oo dhaqaale ururin bilaabay (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe: Dhalinyaro isxilqaamayaal ah oo dhaqaale ururin bilaabay (dhegayso)

Magaalada garoowe ee caasimada Puntland ayaa dhalinyaro iskood  iskuxilqaantay waxa ay gurmad dhaqaale u ururiyeen shacabkii ku barakacay fatahaada wa

Cali Muuse Koonte: “Shacabka Puntland waa inay tageeraan Nidaamka Dumuqraadiyadda Puntland
Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Guddoonka Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka

Magaalada garoowe ee caasimada Puntland ayaa dhalinyaro iskood  iskuxilqaantay waxa ay gurmad dhaqaale u ururiyeen shacabkii ku barakacay fatahaada wabiga Shabeelle.

dhaqaalihii ugu horeeyay oo ay dhalinyarada ay soo ururiyeen waxa ay sheegeen in ay uqaadi doonaan magaalada Muqdhso si guddiga gurmadka Qaran ay ugaarsiiyaan shacabka ku dhibaataysan magaalada Baladweyne.

Umulkhayr Axmed Cawad oo ka mid ah Guddiga Fatahaada Wabiga Shabeelle e e caasimada ayaa wariye Xaawo Axmed uga warantay waxyaabihii uhirgalay.

Dhegayso.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: