Muranka Dhulka ee degmada Jariiban iyo awaamiirta mamaulka degmada (dhegayso)

Muranka Dhulka ee degmada Jariiban iyo awaamiirta mamaulka degmada (dhegayso)

Degmada Jariiban ee gobolka Mudugu oo ay ka  socdaan horumar dhinacyo badan leha aya waxaa soo badanayadhanka kale  isqab qabsiga Dhulka mudoo yinkii udambeeyay.

maamulka degmada ayaa soo saaray dignii ku saabsan muranka  dhulka, waxaan uu shir deg deg ah isgu yeeray  odayaasha dhaqanka iyo ganacsatada.

wariyaha Daljir ee degmada Jariiban Cabdikheyr  Maxamed Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com