Qardho: Shacabka oo taageeray waxqabadka dowladda,digniina udiray dadka ku howlan duminta Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Qardho: Shacabka oo taageeray waxqabadka dowladda,digniina udiray dadka ku howlan duminta Puntland (dhegayso)

Kulan lagu taageerayay xukuumada uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee degmada Qardho ee xarunta gobolka karkaar. kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay, maamulka gobolka,kan degmada iyo  odayasha dhaqanka ee gobolka. Dhegayso.

FALASHADA BEERAHA IYO LA DAGAALANKA CAYAYAANKA SI LOO GURTO DALAG WANAAGSAN
Puntland oo ka hadashay socdaalka Puntland safiirka shiinaha ee Somaaliya (dhegayso)
Kooxda Taliban oo la wareegtay qeybo kamid ah dalka Afgaanistaan

Kulan lagu taageerayay xukuumada uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee degmada Qardho ee xarunta gobolka karkaar.

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay, maamulka gobolka,kan degmada iyo  odayasha dhaqanka ee gobolka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0