Soomaaliland: Dad u dhintay Daawo Dhireed ay isticmaaleen

HomeWararka

Soomaaliland: Dad u dhintay Daawo Dhireed ay isticmaaleen

Lab qof ayaa geriyootay halka Saddex kalena xaaladooda Caafimaad ayaa aad u liidato,kadib markii dadkaasi ay isticmaaleen Daawo dhireed ay ka soo iib

Maxay ka wada hadleen Qoorqoor & Danjiraha Shiinaha ee Dalka Soomaaliya?
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Axmed Karaash oo si kulul uga hadlay dhacdadii Gaalkacyo (Akhriso)

Lab qof ayaa geriyootay halka Saddex kalena xaaladooda Caafimaad ayaa aad u liidato,kadib markii dadkaasi ay isticmaaleen Daawo dhireed ay ka soo iibsadeen xarun lagu iibiyo Daawa oo ku taala deegaanka Balli-gubadle oo ku yaalla Xaduudka Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland ay wadaagaan.

Labada qof ee dhintay ayaa ah laba wiil, halka saddexda qof ee lala tacaalayo xaaladdooda caafimaad ay yihiin Dumar.

Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Hawd ee Soomaaliland ayaa xaqiijiyey Geerida dadkaas,isaga oo sheegay inay dadkaasi ahaayeen kuwo la siiyey Daawooyin Dhaqameed dhir ka samaysan,isla markaana ay sababtay geeridooda.

Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa xabsiga dhigay wadadakii lahaa Xaruntii dadkaasi ay dawada ay ka cuneen.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0