Maxkamada Sare ee Puntland oo diidey in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunkii lagu ridey raggii kufsiga & dilka u geystey Caa’isha Ilyaas (daawo)

Maxkamada Sare ee Puntland oo diidey in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunkii lagu ridey raggii kufsiga & dilka u geystey Caa’isha Ilyaas (daawo)

Maxkamadda Puntland oo diiday in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunka raggii Caasho Ilyaas kufsaday, waxaana arrinkaas Shir jaraa’id ku qabtay Garoowe Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxakamada Darajada 1-aad Puntland Maxamed Xareed.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com