Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo wariye Tollman u qabtay Qareen difaaca

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha  Puntland oo wariye Tollman u qabtay Qareen difaaca

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda Puntland iyo Sarkaalka Saxaafadda iyo Isgaarsiinta ee Xafiiska Difaacaha ayaa maanta saldhiga dhexe Garowe ku booqday Suxufi Axmed Sheikh Maxamed Tall-man, agaasimihii hore ee Raadiyo Daljir.

Difaacuhu wuxuu hubiyey maxbuuska inuu helay xuquuqaha asaasiga ah iyo adeegyada muhiimka ah sida caafimaadka, cunnada iyo xiriirka ehelkiisa sida ku cad qodobka 27aad ee Dastuurka Puntland. Ugu dambayntii, wuxuu xafiisku suxufiga u qabtay qareen ku difaaci doonta sharciga hortiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com