Madaxweyne Deni“In nala dhaliilo waan ogolnahay” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Deni“In nala dhaliilo waan ogolnahay” (dhegayso)

Madaxsweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo shalay kula hadlay bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka bari duleedka magaalada Bosaaso ayaa sheegay in dowladdu ay ogashahay in la’isdhaliilo wixii qaldamayna ay sixi doonaan. Shacabka ayuu ka codsaday madaxweyne Deni in ay dowladdooda garab ku siiyaan horumarka iyo ladagaalanka argagixisada. Dhegayso.

Gaalkacyo: Xubno katirsan Al-shabaab oo Dil lagu xukumay
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Duduncad ee gobolka Hiiraan
Islaan Ciise: ” Hadii aan arintii soo galnay oo aan xabad joojin inaanu ka shaqayno aanu raadinay

Madaxsweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo shalay kula hadlay bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka bari duleedka magaalada Bosaaso ayaa sheegay in dowladdu ay ogashahay in la’isdhaliilo wixii qaldamayna ay sixi doonaan.

Shacabka ayuu ka codsaday madaxweyne Deni in ay dowladdooda garab ku siiyaan horumarka iyo ladagaalanka argagixisada.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: