Madaxweyne Deni“In nala dhaliilo waan ogolnahay” (dhegayso)

Madaxweyne Deni“In nala dhaliilo waan ogolnahay” (dhegayso)

Madaxsweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo shalay kula hadlay bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka bari duleedka magaalada Bosaaso ayaa sheegay in dowladdu ay ogashahay in la’isdhaliilo wixii qaldamayna ay sixi doonaan.

Shacabka ayuu ka codsaday madaxweyne Deni in ay dowladdooda garab ku siiyaan horumarka iyo ladagaalanka argagixisada.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com