Shir looga hadlayeey la dagaalanka Gaajada iyo cuni yarida oo lagu soo gabagabeyeey Kampala

HomeWararka

Shir looga hadlayeey la dagaalanka Gaajada iyo cuni yarida oo lagu soo gabagabeyeey Kampala

Magaalada Kampala ee Dalka Uganda waxa lagu soo gabagabeeyey shirkii labaad ee isbahaysiga Baarlamanada bariga africa ee la dagaalanka gaajada, cuni y

Rooble: “Waxaan booqanaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka”
Madaxda Puntland iyo Koonfur galbeed oo heshiis kala saxiixday
Shirkii Lagu Dhexdhexaadinayay Farmaajo Iyo Rooble Maxaa kasoo baxay? (daawo)

Magaalada Kampala ee Dalka Uganda waxa lagu soo gabagabeeyey shirkii labaad ee isbahaysiga Baarlamanada bariga africa ee la dagaalanka gaajada, cuni yarada iyo nafaqada

Isbahaysigan oo shirka u socday ayaa ka koobna xidhibaano ka socday 11 wadan iyo labo urur oo kala ah IGAD iyo EAC waxana shir gudominayey Xil Dr. Cabdi Xasan Cali oo ah Gudoomiyaha isbahaysiga

Ujeeda shirkan ayaa ahaa in isbahaysiga Baarlamanada bariga africa laga dhageysto warbixin ku saabsan mudada lixdi bilood ee lasoo dhaafay waxyaabihii u suurto galay iyo istiraatijyada shanta sano ee soo socto iyo miisaaniyada 2020

Dowlada Soomaaliya waxa shirkan uga qeybgalay wafdi uu hogaaminayo xildhibaan cabdi xasan cali oo ah gudomiyaha isbahaysiga iyo xildhiban farxiyo muumin cali oo ah gudoomiyaha sugida cunada iyo nafaqada baarlamanka soomaliya iyo Maxamed Kuulow Xasan oo ah xubin ka tirsan shaqaalaha baarlamanka Soomaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: