Komishanka Booliska DDS oo caawa hawgalo baadhitaan xashiish ka wada Jigjiga

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Komishanka Booliska DDS oo caawa hawgalo baadhitaan xashiish ka wada Jigjiga

Komishinka Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa magaalada Jigjiga ka bilaabay hawlgalo kahortagga xashiishka. Baaritaanada ayaa beegs

Siyaad Maxamed Maxamuud oo kamid ah Bulshada Ku nool Tuulada Wirinwiraale ee Dagmada Dannood ayaa sheegay inaysan haysanin adeegyada aasaasiga
FAAHFAAHIN: DIL KA DHACAY TUULADA CEELMAAl, EE DDS (daawo)
Rabashado ka dhex aloosan ciidamada Itoobiya iyo shacabka Wardheer

Komishinka Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa magaalada Jigjiga ka bilaabay hawlgalo kahortagga xashiishka. Baaritaanada ayaa beegsaday goobaha sida qarsoodiga ah loogaga ganacsado noocyada kala duwan ee daroogada, sida xashiishka iyo tubacada.

Hawlgalka caawa ayaa lagu soo qabtay agab loo isticmaalo noocyada kala duwan ee xashiishada iyo tubacada ama buuriga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir DDS
Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: