Maxay ka wada hadleen wasiirka warfaafinta Soomaaliya iyo dhiggiisa  Jabuuti?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen wasiirka warfaafinta Soomaaliya iyo dhiggiisa Jabuuti?

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudae; Maxamed Cabdi Xayir (maareeye), ayaaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqd

ISHORTAAGII TPEC EE DANGOROYO: Wixii shalay ka dhacay Dangorayo waa danbi & khalkhalgalin amni
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo ka hadlay Sharciga la dagaalanka Musuqa.(Daawo)
Shiikh Qoordheer: “Waa la Marinhabaabiyay Shirka Nabadeynta Gobolka Mudug”

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudae; Maxamed Cabdi Xayir (maareeye), ayaaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyaydhiggiisa Dalka Jabuuti, Mudane; Ridwaan C/llaahi Bahdoon.

Wasiiir warfaafinta iyo isgaadhsiinta ee dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ridwaan Cabdilaahi Bahdoon oo booqasho rasmi ah ku soo gaaray Dalkeenna ayaa ka mahad celiyay soo dhoweynta diirran ee loo sameeyay.

Labada Wasiir ayaa kawada hadli doona iskaashiga Walaaltimo iyo wax wada qabsi ee warbaahinta Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: